Golihii Deegaanka Degmada Bardaale oo lakala diray iyo Gole cusub oo la dhisayo

Wareegto kasoo baxday wasaaradda arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa lagu kala diray golaha deegaanka degmada Bardaale, oo horraantii sannadkan uu dhammaaday muddo xiloodkooda. Wasaaradda arrimaha gudaha Koonfur Galbeed ayaa sheegtay in dhawwaan lasoo dhisi doono gole deegaan cusub oo ay yeelato Bardaale, waxa ayna xustay wasaaradda in degmada sii maamulayaan golaha fulinta … Continue reading Golihii Deegaanka Degmada Bardaale oo lakala diray iyo Gole cusub oo la dhisayo